RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari
Kooxda Real Madrid ayaa ku dhaw in ay lasoo wareegtay daaficii hore ee Barcelona laacibka lagu magacaabo Marc Bartra.
Xidigii hore ee kooxda Barcelona ayaa sanadihii dambe ku sugnaa horyaalka Germay .
27 jirkaan ayaa 92 kulan u saftay kooxda koowaad ee reer Catalan ka hor inta uu san ka dhaqaaqin garoonka Cump Nou.
