Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay
Waxaa lasoo bandhigay shuruudaha laga doonayo Musharrixiinta, Beelaha leh Kuraasta iyo habraaca kale ee lagu xulayo Xildhibaanka ku fadhiisanaya kursiga Golaha Wakiillada ee Maamulka Waqooyi Bari 2025-20230.
Musharraxa Ragga ah waxaa la hordhigay in uu bixiyo lacag dhan $500 oo doollar halka dumarka oo saddexdii kursi jufada hesha mid kamid ah laga doonayo laga qaadi doonno kala bar lacagtaas oo ah $250 doollar.
Halkaan ka aqriso Shuruudaha oo dhammeystiran:



Waxaa socda dhismaha Maamulka Waqooyi Bari, muddo xileedka sharciga ah ee la siinayo waa 5 sano oo ka billaabaneysa sanadkaan 2025 kuna siman 2030 sida uu sheegay guddiga ku howlan dhismaha Dowlad-Goboleedkaas.
Mustaqbal
