Nathaniel Clyne oo qorsheynaya in uu ka hayaamo Liverpool, Yuu ku biirayaa?

Daafaca kooxda Liverpool iyo xulka Englan Nathaniel Clyne oo aan boos ka heysan kooxdiisa ayaa ku fikiraya in uu Liverpool ka tago.

Clyne ayaa tan iyo markii uu dhaawaca kasoo laabtay aan u safan kooxdiisa waxaana booska kala baxay Alexander-Arnold iyo Joe Gomez.

27 jirkaan ayaa la fahamsan yahay inuu kooxda Liverpool ka tagi doono bisha janaayo marka uu furmo suuqa waxaana markan uu dalab xoogan ka helay kooxda Cardif City.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

AC Milan Oo isha ku heysa daafac Chelsea aan booska heysan.

Read Next

PSG oo war ka soo saartay Dhaawacyadii Neymar iyo Mbappe.