Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso
Kabtan kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Leo Messi ayaa taariikhda markii ugu horeeysay codkiisa siiyay xidiga ay xifaaltamaan ee C.ronaldo.
Messi ayaa sanadkan codkiisa siiyay Ronaldo Modric Mbappe waana markii ugu horeysay taariikhda Messi uu codkisa siiyo Ronaldo.
Hadaba waa kuwan codadkii uu horay u bixiyay Messi:
2011: Xavi, Andres Iniesta, Sergio Aguero.
2012: Iniesta, Xavi, Aguero.
2013: Iniesta, Xavi, Neymar.
2014: Angel Di Maria, Iniesta, Javier Mascherano.
2015: Luis Suarez, Neymar, Iniesta.
2016: Suarez, Neymar, Iniesta.
2017: Suarez, Iniesta, Neymar.
2018: Luka Modric,Kylian Mbappe, Cristiano Ronaldo.
