Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso
Goolhayaha kooxda United iyo xulka Spain David de Gea ayaa lagu soo waramayaa in kooxda United ay iska iibin doono janaayo.
De Gea oo 28-jira, ayaa muujin wax heshiis kor dhina uu u sameynayo naadiga Old Trafford.
Sidaa darteed United ayaa dooneysa in sanad heshiiska ay u kordhiyaan ilaa xagaaga 2020 si uu baaqi ugu sii ahaado kooxda.
Kaddibna waxay isku dayayaan iney suuqa dhigaan xagaaga soo aadan, iyadoo kooxda reer talyaani ee Juventus ay ugu cadcadahay heshiiska gool ilaaliyahaan.
