Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso
Kooxda reer Englan ee Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inaysan wali ka quusan saxiixa ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Sevilla Ever Banega.
Aaron Ramsey ayaa ka tagaya Gunners dhamaadka xilli ciyaareedkaan si uu ugu biiro Juventus Banega ayaana loo arkaa in uu yahay badalka laacibkaas.
Unai Emery ayaa xiiso u qabay inuu dib ula midoobo Banega oo ay xili sowada mataleen kooxda Savilla.
Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Emery uu diyaar u yahay inuu markale u dhaqaaqo saxiixa waayeelka reer Argentina julay marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.
