Shuruudaha laga rabo Musharrixiinta dooneysa in ay kamid noqdaan Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi-bari

Waxaa lasoo bandhigay shuruudaha laga doonayo Musharrixiinta, Beelaha leh Kuraasta iyo habraaca kale ee lagu xulayo Xildhibaanka ku fadhiisanaya kursiga Golaha Wakiillada ee Maamulka Waqooyi Bari 2025-20230.

Musharraxa Ragga ah waxaa la hordhigay in uu bixiyo lacag dhan $500 oo doollar halka dumarka oo saddexdii kursi jufada hesha mid kamid ah laga doonayo laga qaadi doonno kala bar lacagtaas oo ah $250 doollar.

Halkaan ka aqriso Shuruudaha oo dhammeystiran:

May be an image of text

May be a doodle of blueprint and text

May be an illustration of blueprint and text

Waxaa socda dhismaha Maamulka Waqooyi Bari, muddo xileedka sharciga ah ee la siinayo waa 5 sano oo ka billaabaneysa sanadkaan 2025 kuna siman 2030 sida uu sheegay guddiga ku howlan dhismaha Dowlad-Goboleedkaas.

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

Soomaaliya oo ruqsad siisay Adeegga Internet ee Starlink

Read Next

Duqa Muqdisho oo sheegay in waddooyin loo furayo Suuqyada Muqdisho