Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso
03 January 2019: kulan ay yeesheen xubno ka socda Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleeyda ee ku mideysan Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOCENSA , waxa ay ka walaacsanyihiin xaaladaha ku gadaaman xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafyada ka dhex jira Dowlada Federaalka iyo Maamul Gobaleeyada & wada shaqayn la’aanta Dowlada Federaalka iyo Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay(UNSOM). Dallada oo ka duulaysa ixtiraamida madax banaanida iyo karaamada Dalka , una kuurgalaysa saamaynta ay keeni karto khilaaf iyo jahwareer saamayn ku yeealan kara dhismaha, xasiloonida iyo horumarka Dalaka.
Dalladu , waxa ay adkeyneysaa, soona jeedinaysaa talooyinkaan hoos ku xusan;
Halkan ka aqri War-murtiyeedka oo dhammeystiran
