Inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta xiiran,waxaana xalay saqdii dhexe lagu soo daadiyay Ciidamo Boolis ah.

Ciidamada ayaa Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ka celinaya waddooyinka muhiimka ah ee laamiyada.

Dadka shaqa tagga ah ayaa lugtooda maalaya halka kuwo kalena ay xaafadaha la dhexmarayaan Gaadiidka dadweynaha oo si dhuumaaleysi ah ku shaqeynaya.

Dadka Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay Waddooyinka oo xiran iyo Ciidamada oo gaadiidka ka celinaya jidadka muhiimka ah ee Magaalada.

Arrintan ayey dowladda Soomaaliya ku sababeeysay booqashada madax ka socoto Dowladda Turkiga oo maanta imanaya Magaalada Muqdisho.

Mustaqbal media

Recent Posts

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu…

8 hours ago

Soomaaliya ma u diyaarsan tahay doorasho qof iyo cod ah?

"Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu…

9 hours ago

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso

War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…

11 hours ago

Madaxweynaha Nigeria oo Mushaarka u kordhiyay Askarta dalkaasi

Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…

12 hours ago

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

14 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

1 day ago