Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in maanta ay soo gaaraan wafddi uu hoggaaminayo Wasiirka difaaca Dalka Turkiga ,Hulusi Akar.
Hulusi waxaa safarkiisa Muqdisho ku wehliya Taliyaha Guud ee Ciidanka Turkiga iyo Madaxa Hay’adda Horumarinta Dibadda Turkiga ee TIKA.
Waxaa ay Magalaadada Muqdisho kula kulmi doonaan Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,waxaana inta badan xoogga ku saari doonaan amaanka iyo taageerada Turkiga ee dhinaca dib u dhiska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.
Hulusi ayaa horay u yimid Muqdisho isaga oo ah Taliyaha Ciiidanka Xoogga Dalka Turkiga,waxaana Wasiirka Gaashaandhigga loo magacaabay Bishii July ee la soo dhaafay markaas oo Madaxweyne Erdogan dib loo doortay.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu…
"Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu…
War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…
Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…