Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Arrintan ayaa soo…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari jiray in lagu aaso Xildhibaanka…
Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed sida uu ku warramaya safiirka…
Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo amni oo xogtaan u gudbiyay…
Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada Muqdisho waxaana Ankara ay u…
15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo cunaqabataynta hubka ah eesaaran Gobolka…
Maamulka Israa’iil ayaa ku biiray dhinacyada u xusul duubaya sidii Itoobiya ay saldhig joogto ah uga heli lahayd Badda Cas…
Rubac qarni ayaa maanta laga joogaa markii Diyaarado la afduubtay ay ka dhex baxeen daarihii Ganacsiga ahaa ee Mataanaha ahaa…
Dowladda Aljeeriya ayaa maanta oo jimco ah dhaqangelisay go’aankii ay ku joojisay inay hawadeeda adeegsadaan Diyaaradaha uu leeyahay Isutagga Imaaraatka…
Xisbiga Mucaaradka ah ee KAAH ayaa riyo ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro…