Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay xoojinayso dedaallada ay uga hortagayso qulqulka Tahriibayaasha ay qaybta ka yihiin Soomaalida oo bilihii…
War kasoo baxay ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa lagu sheegay in labo markab oo Maraykanka uu leeyahay la beegsaday isla…
Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay in ay ku dadaalayaan gacan ku heynta magaalooyinka u dhow xeebaha Badda Cas, iyagoo doonaya…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si adag uga hortagayso tallaabo kasta…
Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa shaaciyay in ay diyaariyeen ilaa 2,000 oo Askari oo la geyn…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay in ay billaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Kooxaha Burcad-badeeda oo…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Nuur-dugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, War-saxaafadeed ka soo baxay…
Dowladda Sweden ayaa hirgalineysa siyaasad cusub oo lagu yareynayo Muhaajiriinta ku sugan dalkaasi ee ka kala yimid wadamo ay kamid…
Ciidamada Turkiga oo kaashanaya Askarta Soomaalida ayaa xoojiyay howlgallada ay ku xaqiijinayaan Amniga Xeebaha Soomaaliya. Muuqaalo la baahiyay ayaa muujinaya…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u…