War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Sharciga la dagaalanak Burcad Badeedda iyo kahortagga…
Madaxweynaha Gambia, Adama Barrow oo ka hadlay dibadbaxyada ka socda dalkiisa ee ka dhashay koronto la’aanta iyo deegaannada qaar oo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gudan karto mas’uuliyadda Amniga Dalka inay kala wareegto Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM…
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah Maraakiibta yaryar ee gujiska loo yaqaan…
Qarax loo adeegsaday Miino la dhigay goob uu ka socday dhismo ayaa ka dhacay Xaafadda Buundo weyn ee Magaalada Baladweyne…
Wasiirka Maaliyadda Iiran, Seyed Cali Madanisadeh, ayaa sheegay in Iran iyo Ruushka ay gaareen heshiis dhaqaale oo cusub, kaas oo…
Xubno katirsan AS ayaa Deegaanka Raar oo 10 KM u jira Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay ka afduubatay ku…
Diblumaasiyiin ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa Magaalada New York ku leh shir looga hadlayo…
Bashaqle oo ku yaalla inta u dhexeysa Cadale iyo Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa la sheegay in uu isu…