Boqolaal Muwaadiniin u dhashay Dalka Burundi oo ku sugan Kenya ayaa billaabay in ay dib ugu laabtaan dalkooda kaddib markii…
Dowladda Maraykanka ayaa ku adkaysatay in weli isbaddelin mowqifkeeda ku saabsan midnimada iyo wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya iyada oo meesha…
War kasoo baxay Dowladda Yemen ayaa lagu sheegay in dagaal ka dhacay dalkaas lagu dilay xubno katirsan AS oo Soomaali…
Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray dhigiisa Dr. Samia Suluhu Hassan, oo ninkeedii, Hafidh Ameir…
Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay in uu dhintay, Hafidh Ameir Hassan oo ah Sayga Haweeneyda Madaxweynaha ka ah Dalkaas ee lagu…
Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo katirsan Suxufiyiinta ku sugan Magaalada Baydhabo kana howlgalla Warbaahinta Arlaadi ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray…
Digniin culus ayaa laga diray halista ka dhallan karta yaraanta ku socota shidaalka Maraakiibta lagu shubo ee Bunker Fuel la…
Ehelka 10 Badmaax oo u dhashay Dalka Pakistan isla markaana ay haystaan Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ayaa dhigay dibadbax…
Dowladda Ingiriiska gaar ahaan waaxda la socodka Dadka soogalootiga ee dalkaas ayaa sheegtay in sannadkaan 2026 ay dalkooda dhinaca xuduudda…