Dowladda Ingiriiska gaar ahaan waaxda la socodka Dadka soogalootiga ee dalkaas ayaa sheegtay in sannadkaan 2026 ay dalkooda dhinaca xuduudda…
Ergo ka socota Maraykanka oo ku sugan Magaalada Kyiv ayaa billaabay wadahadallo nabadeed oo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo…
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in lala xisaabtami doono dowlad goboleedkii aan u hoggaansamin nidaamka lagu sugayo Amniga Xeebaha Soomaaliya, iyadoo…
Boqorka dalka Urdun, Boqor Cabdalla II, ayaa munaasabad ka dhacday Qasriga Basman kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiraha cusub ee ay…
Dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa xafiis ka furtay Magaalada Nairobi, kaas oo ka shaqaynaya arrimo ka dhan ah Soomaaliya, gaar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in aanay marnaba aqbali doonnin in dalkiisa la farageliyo isaga oo dadkiisa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Dalka Maraykanka si uu uga qaybgalo fadhiga guud ee Qaramada…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in waaxda u qaabilsan dambiyada ay gacanta ku dhigeen Labo Gabdhood oo Soomaali ah oo lagu…
Dab ka kacay Xaflad Aroos oo ka dhacday Magaalada Kinshasha ee Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congto ayaa sababay geerida 22 ruux…
Magaalada Muqdisho ayaa wajahaysa Qiimo koror ku yimid lacagaha lagu kala iibsado Dhuxusha iyada oo labo arrin loo sababeeyay qiima…