Shil sababay dhimashada 10 neef oo Lo’ ah oo ka dhacay Gobolka Nugaal

Shil sababay khasaara kala duwan ayaa saakay ka dhacay Deegaanka Karin dhiig ee Koofur Galbeed kaga beegan Degmada Dangorayo ee…

7 days ago

Netanyahu oo markii ugu horraysay ka hadlay duqayntii uu Qatar ka gaystay sannadkii hore

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa ku faanay weerarkii uu ku qaaday Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar 9kii September…

7 days ago

Soomaaliya oo difaacday Diyaaradaha Turkiga

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu jiro kacdoon ka dhan Turkiga iyo dad abaabulan oo doonaya in ay ka faafiyaan warar…

1 week ago

Soomaaliya oo ku biirtay heshiiska Ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa saxiixay heshiiska aaga Ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.…

1 week ago

Ururka IGAD oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya

Urur Goboleedka IGAD ayaa 15ka Bishaan kulan ku leh Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana uu ka hadlayaa xaaladaha ka taagan Dalalka ku…

1 week ago

Dad rayid ah oo ku dhaawacmay Dagaalladii ka dhacay Baydhabo oo lagu daweynayo goobaha Caafimaadka Magaaladaas

Isbitaallada Magaalada Baydhabo waxaa lagu daweynaya Dad ku dhaawacmay dagaalladii ugu dambeeyay ee Magaalaas ku dhexmaray Ciidamada Federaalka oo garabsiinaya…

1 week ago

Hay’adaha Samafalka oo ka digay in dagaallada Baydhabo ka dhaca ay sababaan Barakac cusub

Wakiillo kala duwan oo katirsan Hay’adaha Samafalka ayaa ka digay barakac cusub oo ka dhallan kara dagaallada kusoo noqnoqday Magaalada…

1 week ago

Qaramada Midoobay oo u codaysay Qariirad cusub oo Afrika leedahay

Golaha loo dhaqan yahay Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Qariiradda cusub ee Afrika kaddib markii dalal kamid ah qaaraddaan ay…

1 week ago

Labo qof oo kamid ah Dadkii lagu waayay Daadadkii Nepal oo 9 cisho kaddib nolol lagu helay!

Kooxaha Gurmadka ee loo xilsaaray raadinta dadkii lagu waayay daadadkii ku rogmaday Dalka Nepal ayaa soosaaray labo qof oo muddo…

1 week ago

DFS oo beenisay in la duqeeyay Guriga Taliye Shub

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in duqayn loo adeegsaday qaraxa ka dhacay guriga taliyihii hore ee…

1 week ago