GUDAHA/wararka

DFS oo beenisay in la duqeeyay Guriga Taliye Shub

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in duqayn loo adeegsaday qaraxa ka dhacay guriga taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Gen Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo dhaawac kasoo gaaray.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in waxa dhacay ay ahaayeen qaraxyo ka dhashay walxo halkaas lagu diyaarinayay sida ay hadalka u dhigtay sidaasina ay ku ogaatay baaris amni oo ay ku samaysay arrintaasi.

Burbur xooggan ayaa gaaray guriga uu Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo uu ka degenaa Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan halka dhaawac kasoo gaaray qaraxaas looga daweynayo mid kamid ah goobaha Caafimaadka Degmadaas.

Halkaan ka aqriso warka kasoo baxay Dowladda:

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Madaxa Golaha Madaxbannaan ee Suudaan oo tagay Eretareeya

Madaxa Golaha Madaxabannaan ee Suudaan, Janaraal Cabdilfitaax Al-Burhaan ayaa maanta gaaray Magaalada Asmara EE Caasimadda…

5 hours ago

Hay’adda IOM oo dalbatay lacag ay ku maarayso dhibaatada ka dhalata Musiibada El-Nino

Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka IOM kana mid ah Hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay ayaa…

6 hours ago

Ciidanka Federaalka & Kuwa Koofur Galbeed oo saldhigyo cusub ka samaystay duleedka Baydhabo

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ayaa saldhigyo cusub ka samaystay duleedka…

7 hours ago

Israa’iil oo howlgallo lagu xaalufinayo Geedka Saytuunka ah ka billowday Daanta Galbeed

Ciidanka Israa’iil ayaa howlgallo lagu xidido siibayo Geedka Saytuunka loo yaqaan ka sameeyay Deegaanka Arraba…

9 hours ago

Maraykanka & Turkiga oo kordhiyay duqaymaha ay ku gacansiinayaan Ciidanka Soomaaliya

Xogo la helay ayaa muujinaya in laga soo billaabo bishii March ee sannadkaan ilaa hadda…

10 hours ago

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta oo laga daweynayo dhaawac kasoo gaaray duqayn lagu beegsaday gurigiisa

Taliyahii hore ee Ciidanka Asluubta, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo garan ogyahay Taliye Shub…

10 hours ago