Last News

Dowladda Federaalka oo dhammeystireysa dhismaha maamulka SSC Khaatumo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta ayaa ku dhawaaqday in shirweynaha dhamaystirka maamulka SSC-Khaatumo la qaban doono 10-ka bisha July 2025.

Warqad rasmi ah oo ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda ayaa lagu xusay in go’aankan uu salka ku hayo dadaallada socda ee la xiriira dhismaha iyo dhamaystirka dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo.

Warqadan ayaa la sheegay in ay daba socoto go’aanadii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran iyo booqashadii ra’iisul wasaare Xamsa ee 15-kii April 2025.

Wasaaraddu waxay sidoo kale magacaabeysaa xubno farsamo oo ka shaqeyn doona arrimaha shirkan iyagoo la  shaqeyn doona dowladda federaalka ah.

Hoos ka akhrio war-saxaafadeedka Wasaaradda.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu…

9 hours ago

Soomaaliya ma u diyaarsan tahay doorasho qof iyo cod ah?

"Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu…

9 hours ago

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso

War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…

12 hours ago

Madaxweynaha Nigeria oo Mushaarka u kordhiyay Askarta dalkaasi

Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…

12 hours ago

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

14 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

1 day ago