GUDAHA/wararka

Ciidanka Booliiska oo sheegay in ay adkeynayaan Amniga inta lagu jiro Maalmaha Xurriyada

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xaqiijinta Amniga, inta lagu guda jiro maalmaha xurriyada gaar ahaan 1 Luuliyo.

Saraakiisha Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay si gaar ah u sugayaan amniga guud ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka si looga fogaado falal amni darro.

Sidoo kale, Saraakiisha Ciidanka ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dadaalada lagu sugayo Amniga, wixii amni darro ahna la soo wadaagaan.

Howlgallada Booliiska ayaa ku soo aadaya xilli ay fooda nagu soo heyso munaasabada 1 Luuliyo oo ah markii ay xurnimada qaateen gobolada Koofurta la midowga Gobolada Waqooyi.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu…

8 hours ago

Soomaaliya ma u diyaarsan tahay doorasho qof iyo cod ah?

"Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu…

8 hours ago

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso

War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…

11 hours ago

Madaxweynaha Nigeria oo Mushaarka u kordhiyay Askarta dalkaasi

Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…

11 hours ago

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

13 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

1 day ago