Guddoomye ku xigeenka amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullahi Tuulax ayaa sheegay in Ciidanka amaanka ay gacanta ku dhigeen Askari dil u geystay Gabar lagu magacaabayay Safiya C/Raxmaan Maxamuud.
Tuulax oo booqday qoyska Gabadha ayaa uga tacsiyeeyay geerideeda,waxa uu intaas ku daray in Askariga ay soo qabteen caddaaladdana marsiin doonaan.
Tuulax ayaa dhinaca kale sheegay in Hooyada dhashay Safiya oo xanuunsan uu Maamulka Gobolka ka caawin doono daweynteeda.
Askarigan ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa gabadha ku dilay xaafadda Buulo Xuubey ee Degmada Wadajir markii uu rasaas ku furay Mooto Bajaaj ay la socotay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu…
"Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu…
War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…
Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…