Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Tababare Tite oo farta ku fiiqay xidiga ku guuleysan karo Abalmarinta sanadka.

Tababaraha Xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa shaaca ka qaaday in uu codkiisa xiddiga ugu fiican sanadka 2018 siiyay xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Croatia iyo kooxda Real Madrid ee Luka Modric.

Modric ayaa qaab ciyaareed waali ah soo bandhigay sanadkan isaga oo kooxda Real Madrid kula guulaystay tartanka champions League waliba markii 3-aad oo xidhiidh ah.

Sidoo kale Modric ayaa xulka qarankiisa ka caawiyay in ay gaarto finalka koobkii adduunka ee ka dhacay dalka Russia ka hor inta ayna guuldaro kala kulmin France.

Tababaraha  Tite ayaa sheegay in uu xiddiga ugu fiican codkiisa siiyay Luka Modric isaga oo kaalinta 2-aad siiyay xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah Ugu dambayna kaalinta 3-aad u doortay xiddiga Cristiano Ronaldo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

6 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

10 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

11 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

12 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

12 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

12 hours ago