GUDAHA/wararka

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay in wadahadallo ka dhacay Magaalada Qaahira ee caasimadda Masar looga hadlay arrimaha Itoobiya gaar ahaan xiisadda Biyo-xireenka.

Qoraal uu uga hadlay arrintaas ayuu ku beeniyay wararka sheegaya in wadahadalladii ka dhacay Qaahira looga hadlay arrimahaan kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa ay caro ka muujisay shirkaas oo ay sheegtay in uu kasoo horjeeday horumarkeeda.

Maraykanka ayaa doonaya in uu qaanad kuwada hayo Masar iyo Itoobiya oo xiisad siyaasadeed oo salkeedu tahay isticmaalka Biyaha Nile oo Addis Ababa u samaysatay biyo xireen muddo soo jiitamaysay, Washington ayaa ku qasbanaatay in ay jawaab ka bixiso ajandaha shirkaas looga hadlay.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

24 mins ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

1 hour ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

2 hours ago

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

19 hours ago

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…

20 hours ago

Maxaa diirada lagu saarey Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS?

Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…

20 hours ago