Kooxda reer France ee PSG ayaa horyaalka Ingriska ka arkootay badalka saxda ah ee laacibkooda da’da yare e Rabiot oo laga yaabo in kooxda uu ka hayaamo bisha janaayo.
Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in xidiga Liverpool Fabinho uu dalab layaab leh uu ka helay kooxda PSG.
Xidigii hore ee AS Monaco ayaa dhawaan kusoo biiray koxda reer Englan ee Liverpool balse tan iyo markii uu kooxda yimid waxa uu boos joogta ah ka waayay Tababare Klop.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…