Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku.
Lukaku ayaan ku lug laheyn United kulankii ay 5-1 kaga badiyeen Cardiff City ee horyaalka Premier League Sabtigii, iyadoo weeraryahanka uu ku riyoonayo inuu ka tago kooxda marka uu furmo suuqa.
Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaa dhaliyay 27 gool tartamada oo dhan Red Devils xilli ciyaareedkii hore, laakiin wuxuu dhaliyay lix gool 22 kulan oo uu u saftay kooxda xilli ciyaareedkan.
Sida laga soo xigtay Calciomercato, Juventus ayaa xiiseyneysa inay lasoo saxiixato Lukaku, iyadoo kooxda heysata horyaalka Talyaaniga ay 25 sanno jirkaan ay u aragto dhaliye kooxda caawin kara.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…