Maxkamadda dastuuriga ah ee Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta xilka ka xayuubisay Madaxweyne Yoon Suk Yeol, kaddib markii uu ku dhawaaqay sharciga dagaalka oo lagu eedeeyay inuu wiiqay awoodda dimuqraadiga ah.
Yoon waxaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu ciidamo u adeegsado si uu u helo saameyn siyaasadeed bishii December, taasoo keentay fowdo ballaaran.
Isagoo ka hadlay go’aanka, Yoon wuxuu raaligelin ka bixiyay khaladaad uu sameeyay intii xilka hayay.
Shacabka ayaa kala qaybsanaa; qaar baa dabaaldegay, halka taageerayaashiisu ay muujiyeen murugo.
Doorasho cusub ayaa la qaban doonaa 60 maalmood gudahood, waxaana hoggaanka u cad Lee Jae-myung oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga.
Mustaqbal
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu…
"Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu…
War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…
Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…