GUDAHA/wararka

Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda

Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo Falastiiniyiin ku geeriyooday dagaallo dhacay saddex sano ka hor.

Aas wadareedkan ayaa loo sameeyay ku dhowaad 122 qof oo laga soo saaray burburka dhismooyinkii ay ku dumeen qoysaska Abu Sharia iyo Al-Hasayneh.

Boqolaal qof oo murugaysan ayaa isugu soo baxay Salaada Janaasada Marxuumintan oo ku geeriyooday duqeymaha iyo dagaalka ay wado Israa’iil.

Meydadka ayaa la dul saarey calanka Falastiin, waxaana u duceeyay boqolaal ruux isugu soo baxay fagaare ku yaalla Qasa.

Dagaalka Qasa ee tan iyo 2023 ayaa waxaa ku geeriyooday 73,300, halka ay ku dhaawacmeen in ka bada 174,000 ruux.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

DFS oo dhammaadka sannadkan soo bandhigeysa Natiijada rasmiga ah ee qodida Shidaalka Ceelka Curad 1

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…

2 hours ago

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

7 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

7 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

9 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

9 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

10 hours ago