Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Manchester United Oo dalab layaab leh kasoo gudbisay Luis Suarez.

Kooxda Man United ayaa lagu s waramayaa in ay ku raad joogto saxiixa weeraryahanka  Barcelona Luis Suarez.

Suarez ayaa ku riyaaqsan qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee Camp Nou  isagoo dhaliyay 168 gool 229 kulan oo u saftay kooxda reer Spain ee Barcelona, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa haatan da’diisu ah 32 jir, waxaana shaki lagalinayaa booskiisa kowaad.

Suares waxaa wali ka harsan hal sano iyo bar waxaana markan uu dalab layaab leh ka helay kooxda Man United.

Dhaliyihii hore ee kooxda Liverpool ayaa qudhiisa qorsheynaya in uu ka hayaamo kooxda uu hada joogo ee Barcelona hadii uu boos joogta ah ka waayo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

2 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

3 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

7 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

10 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

10 hours ago

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…

10 hours ago