Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Leicester City oo xidigeda Maguire uso bandhigtay heshiis cusub.

Kooxda Leicester City ayaa xidigeda lagu magacaayo Maguire uso bandhigtay hishiis cusub oo uu isbuucii qaadanayo aduun dhan £95,000.

Daafacaan ayaa waxaa aad loola xiriiriyay inuu ku biirayo kooxo waa weyn oo yurub ka dhigan sida United iyo Real Madrid balse kooxdiisa Leicester ayaa uso bandhigtay hishiis oo uu kooxda kusii joogayo.

Wakiilka laacibkan ayaa la kulmay Leicester si loogu qanciyo inuu xidigan kusii hayo kooxda.

Maguiri ayaa ka mid ahaa xidigihii Eglan uga qeyb galay koobkii Aduunka ee Rusia oo uu bandhig wacan kasameeyay taa oo keentay inuu soo jiito indhaha kooxaha reer yurub.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

1 hour ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

3 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

4 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

9 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

11 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

11 hours ago