Dowlada Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay taliye ku xigeenkii hore ee laanta sirdoonka ciidanka Itoobiya Ganaraal Yared Zerihun iyo ku dhawaad 60 ruux oo lashaqeynay booliska wadankaas sida uu xaqiijiyey madaxa ciidamada Berhanu Tsegaye.
Booliska Itoobiya ayaa faahfaahin dheeriye ka bixin ujeed ka danbeysa xariga sargaalka balse waxa uu qeyb ka noqonayaa tiro saraakiila oo dhawaan xabsiga loo taxaabay
Isniinti ayaa xabsiga la dhigay xaaska sargaalkaan oo isku dayday inay qariso sargaalkaan si wareedyo booliska Itoobiyaa ay u sheegeen wakaalada wararka ee Reuters.
Sargaalka Mr Yared ayaa horay uga soo shaqeeyey ciidamad dalkaasi isaga oo soo noqday madixii ciidamada booliska in kastoo mudo sadex bil kadiba uu iska casilay.
Maalin kahor ayaa dowlada Itoobiya xabsiga dhigtay taliyaha milatariga,kadib markay sheegtay inay beegsa doonto madaxda lagu helo musuqa iyo tacadiga ka dhankaa xuquudul insaanka.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…