Danjiraha cusub ee Mareykanka u qaabilsan Somaliya oo soo gaaray Muqdisho

Danjiraha cusub ee Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Y. Yamamoto, ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho sida lagu daabacay bogga howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya.

Mr Yamamto, ayaa lagu sheegay in uu si dhow ula shaqeyn doono dowladda Federaalka ah,Dowlad Goboleedyada,Ururrada Bulshada rayidka,Haween, Dhallinyarada iyo Hay’daha amaanka Soomaaliya si dowladda Soomaaliya looga caawiyo dib u dhiska.

Qoraalka lagu daabacay Bogga Xafiiska Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mr Yamamoto uu yahay mid ka mid ah diblomaasiyiinta ugu sarreysa mareykanka ee jooga Afrika,waxaana lagu sharraxay arrintaas sida dowladda Mareykanka uga go’antahay dhismaha xiriirka wanaagsan ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Diblomaasigan ayaa horay uga soo shaqeeyay Dalalka Jabuuti,Eritrea, iyo Ethiopia,waxaana lagu sheegaa in uu yahay diblomaasi sare.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

4 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

8 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

8 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

9 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

9 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

10 hours ago