Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Gonzalo Higuaín ganaax garka loo suray, Sabab?

Weraryanka dhawaangalka ah ee kooxda AC Milan Gonzalo Higuain ayaa ugu dambeyn muteysay ganaax ka dib markii kaar cas qaatay kulankii Juventus.

Gonzalo Higuaín ayaa ka aar gudan kari waayay kooxdiisii hore ee Juventus kadib markii uu khasaariyay rikoore loo dhigay kooxdiisa waliba kulanka ka dhigi lahaa 1-1 kadibna loo taagay kaarka cas daqiiqado kadib markii kaarka digniinta ah loo taagay.

Weeraryahanka ayaa raali galin ka bixiyay wixii uu sameeyay ciyaarta kadib isaga oo cadaystay in uu celin kari waayay dareenkiisa.

Xiriirka kubada cagta Italy ayaa haatan si Rasmi ah u xaqiijiyay in uu Gonzalo Higuaín ganaax 2 kulan ah qaadan doono kadib markii kaarka cas loo taagay kulankii Juventus.

Taas ayaa la macno ah in uu xiddiga reer Argentine seegi doono kulanka 25 bisha ee ay la ciyaari doonto kooxdiisu Lazio iyo 6 bisha December markaas oo ay la ciyaari doonto kooxda Parma.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

8 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

10 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

10 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

15 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

17 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

18 hours ago