DG Jubbaland ayaa maanta oo ah (21-03-2022) Kismaayo kusoo gabagabeysay Doorashada labadii kursi ee uga harsaneed Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Deegaan-Doorashadoodu tahay Xarunta Gobolka Jubada Hoose. SEIT Jubbaland ayaa muddo ...
Read MoreCategory Archives: News
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federal Muuse Geelle Yusuf. Kullanka Rooble & Geelle ayaa looga hadlay hirgalinta jadwalka shahaado siinta ...
Read More
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Jubbaland ayaa maanta Magalada Kismaayo ku qabtay doorashada labo jursi oo ka mid ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. ...
Read More
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka (SEIT) Koonfur Galbeed, ka dib dhameystirka Doorashada kuraasta Golaha Shacabka ...
Read More
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa maanta qabtay doorashada saddexda kursi ee ugu dameysay kuraasta Golaha Shacabka BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Doorashada Saddexdaan kursi ...
Read More
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Gobaleed SEIT Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6-da kursi ee ugu dambeeya kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaalioya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Puntland. Lixda kursi ...
Read More
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Koofur Galbeed ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay Doorashada 7 kursi oo ah Xidhibaannad ugu dambeeya ee Dowlad-Goboleedkaas ku harsan. Kursigii ugu ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa maanta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ahna Deegaan doorashada labaad ee Dowlad Gobaleed Hirshabeelle ku qabtay doorashad saddex kursi oo ...
Read More
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee Koofur Galbeed ayaa soo gudbiyay 7da kursi ee ku harsan oo haddii la doorto maalmaha soo socda ka dhigeysa in Dowlad-Goboleedkaas uu soo ...
Read More
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa fasaxay qabashada doorashada saddex kursi uu guddiga horay u hakiyay doorashadooda. Kuraasta uu maanta fasaxay qabashadooda guddiga ayaa horay y sheegay ...
Read More