Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Jubbaland ayaa soo gudbiyay 5 kursi oo Golaha Shacabka ah oo doorashadoodu ka dhaceyso Kismaayo 22ka Febaraayo 2022 oo ku beegan ...
Read MoreCategory Archives: News
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Hirshabelle ayaa shaacinayay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ...
Read More
Magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu qabtay doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Lixda kursi ee maanta ...
Read More
Waxaa Magaalada Dhuusomareeb lagu doortay qaar ka mid kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad Gobaleedka Galmudug. Doorashada kursiga koowaad kaas oo tirsigiisa uu ...
Read More
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Doorashada 7 kursi oo ka mid kuraasta Goballada Waqooyi kuwaas oo ku matali doonaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. doorashada kursiga koowaad kaas uu ...
Read More
Guddiga Maamulka Doorashada Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay Jadwalka qabashada doorashada 5-ta kursi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matali doona. 5 ta kursi uu guddiga ku dhawaaqay ayaa kursi ...
Read More
SIET Puntland oo shaaciyay 16 kursi oo ka mid ah BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Boosaaso.
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa Arbacada maanta ah shaaciyay dhammaan 16-ka kursi ee Golaha Shacabka oo lagu qabanayo magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari iyada oo aan wali xal ...
Read More
Magaalada Baraawe xarunta DG Koofur Galbeed waxaa ka socota Doorashada qaybta labaad ee kuraasta loo asteeyay in lagu doorto, waxaana la doortay Kuraasta kala ah HOP#045, HOP#145, HOP#162 & HOP#148. SEIT ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada 6 kursi oo ka mid ah BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Baladweyna oo ah Deegaan doorashada labaad ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay musharaxiinta u taagan kuraas ka mid Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Kuraasta ...
Read More