Category Archives: News

SEIT KGS oo shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan guddoonsiiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

Guddiiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Koonfur Galbeed ayaa Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Guddoonsiiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfurka Galbeed Dr Cali Saciid Faqi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa u ...

Read More

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda DG Galmudug oo lagu doortay qaar ka mid ah kuraasta BFS..

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#138 codeyn gacan-taag ah waxaa uu ku helay 86 cod, kaddib markii ay tanaasushay Naciima Xuseen Cali oo isu diiwaangelisay kursigaan. ...

Read More

SEIT Soomaaliland oo shaaciyay Jadwalka Doorashada kuraasta HOP#264, HOP#224 iyo HOP#242.

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Goballada Waqooyi SEIT Soomaaliland oo shaaciyay jadwlaka Doorashada 3 kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraasta uu guddiga shaaciyay ayaa ah 3 ...

Read More

SEIT Hir-Shabeelle oo shaaciyay 13 kursi oo Baladweyne lagu dooranayo.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa soo gudbisay tirsiga 13 kursi oo kamid ah 25 Xildhibaan ee lagu dooranayo Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan. SEIT ...

Read More

SEIT Galmudug oo shaaciyay Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa Ergada dooraneysa 3 kursi oo ka mid ah BFS.

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo Bulashada Rayidka ee soo xuleysa Ergada dooraneysa 3 kursi oo ka mid ah kuraasra Golaha Shacabka Federaalka ...

Read More

SEIT Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabtay HOP#025 & HOP#081.

Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug waxaa maanta lagu doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#025 oo ay ku fadhisay Naciima Maxamed Gacal balse ka hartay u tartamidda markale kursigaan. Kursigaan waxaa u tartamay Maxamed ...

Read More

Magaalada Baraawe ee Caasimadda DG KGS oo lagu qabtay doorashada 6 kursi oo ka mid kuraasta BFS.

Waxaa maanta Magaalada Baraawe ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ahna deegaan doorashada labaad ee KG ayaa lagu qabtay doorashada 6 kursi oo ka mid ah 13 kursi uu Guddiga ...

Read More

Muqdisho oo lagu doortay 5 kursi oo ka mid ah kuraasta BFS kuwaas oo ku matalaya Gobalada Waqooyi.

Guddiga Doorashooyinka Goballada Waqooyi SEIT Soomaliland ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabanaya Doorashada 5 kursi oo ka mid Xildhibaanada Baarlamaan Federaalka Soomaaliya. Doorashada oo ka dhacday Xarunta Dugsiga Tawabarka Ciidanka ...

Read More

Magaalada Baraawe ee Caasimadda DG KGS oo lagu qabtay doorashada qaar ka mid ah kuraasta BFS.

Magaalada Baraawe waxaa maanta ka billaabatay Doorashada 13 Kursi oo Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ah oo labo maalin la kala dooran dooro 7 Xildhibaan & 6 Kursi sida uu sheegay ...

Read More

SEIT KGS oo shaaciyay Musharaxiinta ku tartameysa 13-ka kursi oo doorashadooda lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Baraawe.

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay Musharaxiinta ku tartameysa 13 kursi kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad Dowlad Gobaleedka ...

Read More

You cannot copy content of this page