Waxaan ka caawineynaa murashixiinta iyo xisbiyada diyaarinta xogta iyo barmaamijka siyaasadeed ee murashaxa oo ku qoran afafka Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiriiska.
Adeegyada
Adeegyada
Diyaarinta Xogta
Tababarka & Wacyigelinta
Waxaan ka shaqeynaa tababarka guddiyada iyo kooxaha ka shaqeeya doorashada iyo wacyi-gelinta dadweynaha ee la xiriirta arrimaha doorashooyinka.
Agabka suuq-geynta
Waxaan murashixiinta iyo xisbiyada u diyaarineynaa agabkii xayeysiinta oo isugu jira kuwo daabacan iyo kuwo digital ah, kuwaasoo gudbinaya farriinta murashaxa ama xisbiga.
Xiriirka Warbaahinta
Waxaan ka caawineynaa murashixiinta iyo axsaabta siyaasadeed sidii ay farriintoodu ugu gudbisan lahaayeen noocyada kala duwan ee warbaahinta.