Category Archives: News

SEIT Galmudug oo ku dhawaaqay Natiijada 13 kursi oo ka mid ah 37 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.

24kii November 2021, DG Galmudug waxaa ka billawday Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 10aad, kursigii ugu horreeyay oo ah HOP#104 waa kan uu ku fadhiyo Mahad Cabdalla Cawad oo helay 84 Cod, ...

Read More

Halkaan ka akhriso Sooyaalka 23 kursi ee lagu doortay Koonfur Galbeed kuwaas oo ku matalaya Baarlamaanka 11aad.

27kii November 2021 waxaa lagu doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#182 oo uu ku guuleystay Xildhibaankii ku fadhiyay waa Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo helay 88 cod, faysal Ibraahim oo la tartamay ma helin ...

Read More

Maxaad ka taqaanaa Sooyaalka 28 kursi ee Goballada Waqooyi ku matalaya Baarlamaanka 11aad, kuwaas oo doorashadooda ka dhacday Muqdisho?

Maxaad ka taqaanaa Sooyaalka 28 kursi ee Goballada Waqooyi ku matalaya Baarlamaanka 11aad, kuwaas oo doorashadooda ka dhacday Muqdisho? Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad oo billaabatay 1dii November 2021 ...

Read More

Yaa ku soo baxay doorashada kuraasta HOP#139, HOP#049, HOP#051 & HOP#061 kuwaas oo doorashadooda ay ka socoto Galmudug?

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed SEIT Galmudug ayaa ku qabtao Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimadda DG Galmudug doorashada afar kursi oo ka mid kuraasta Goloha Shacabka BFS kuwaas oo deegaan ...

Read More

Galmudug oo lagu wado inay ka dhacdo doorashada 4 kursi oo ka mid ah BFS.

Waxaa maantay lagu wada magaalada Dhuusmareeb ee Caasimadda DG Galmudug in ay ka dhacdo doorashada 4 kursi oo ka mid kuraasta Golaba Shacabka BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. ...

Read More

Natiijada Kuraasta lagu doortay Garoowe & sida loogu kala guuleystay.

Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday Doorashada 6 kursi oo Golaha Shacabka ah, kursigii ugu horreeyay oo tirsigiisu yahay HOP#192: kuna fadhisay Sacdiya Maxamed Xasan waxaa ku guuleystay Maxamed Faarax Nuux. ...

Read More

Yaa ku guuleystay Kuraasta Gobollada Waqooyi-Somaliland ee lagu doortay Muqdisho?

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu doortay kuraas kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi-Somaliland. Kursigii ugu horrreeyay waa HOP#268: Kursigaan waxaa ku fadhiyay Maxamed Cali Xagaa ...

Read More

Yaa ku soo baxay doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#089?

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer DG SEIT Galmudug ayaa qabtay doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#089 kaas oo dib udhacday doorashadiisa asiga oo lagu madalsanaa inay dhaco 28 Janaayo 2022. Doorashada ...

Read More

Yaa ku guuleystay Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Jowhar lagu doortay?

Waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Hishabeelle lagu qabtay doorashadii ugu horeesay ee X ildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadooda tahay Hirshabeelle. Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ...

Read More

Amniga Jowhar oo loo adkeeyay Doorashada 6 kursi oo maanta lagu qabanayo Magaaladaas.

Amniga Magaalada Jowhar ayaa maanta ka duwan maalmihii hore, howlgallo ballaaran waxaa sameeyay Ciidamada ammaanka iyo kuwa AMISOM maadaama Caasimadda Hir-Shabeelle lagu dooranayo 6 kursi oo ah Xildhibaannadii ugu horreeyay ...

Read More

You cannot copy content of this page