Magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa Maanta lagu doortay 6 kursi oo Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ah gaar ahaan: HOP#077, HOP#099, HOP#167, HOP#168, HOP#186 & HOP#261. Axmed ...
Read MoreCategory Archives: News
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Galmudug ayaa soo gudbiyay habraaca iyo waqtiga ay dhaceyso Doorashada HOP#038, HOP#069 & HOP#095 oo deegaan-Doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug. SEIT Galmudug ayaa ...
Read More
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SETI Hir-Shabeelle ayaa hakiyay liiska Odoyaasha dhaqanka iyo min labada xubnood ee Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada Dooraneysa Laba kursi oo Baladweyne ...
Read More
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee Koofur Galbeed ayaa maanta diiwaangelinaya Musharixiinta u tartamay 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo. Kuraasta maanta la diiwaangelinayo Musharixiinta u tartameysa ...
Read More
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SETI Hir-Shabeelle ayaa soo gudbiyay liiska Odoyaasha dhaqanka iyo min labada xubnood ee Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada Dooraneysa Saddex kursi oo ...
Read More
Waxaa bannaanka usoo baxay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudalawe Xuseen & Ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaddib markii ay isku qabteen hab maamulka Doorashada kuraasta taalla ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa diiwaan galiyay musharaxiinta ku tartameysa qaar ka mid ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Magaalada Gaalkacyo ...
Read More
Magaalada Boosaaso xarunta Gobolka Bari waxaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta Deegaan Doorashadoodu tahay Magaaladaas waxaa la qabtay doorashada HOP#157, HOP#227, HOP#273, HOP#234, HOP#076, HOP#169, HOP#083, HOP#220, HOP#149, HOP#158, ...
Read More
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa maanta lagu qabtay doorashada lix kursi oo ka mid kuraasta Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay KGS. ...
Read More
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Jubbalanad gaaray wefdi uu Hoggaaminayo Gudoomiyaha Guddiga qiimeynta xaaladda deegaan doorashada Labaad ee DG Jubbaland Garbahaareey AVV Cumar Maxamed Cabdulle dhagey. Wefdiga uu Hoggaaminayo ...
Read More