Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta lagu qabtay Doorashada Kursiga HOP#039 oo isla maanta la diiwaangeliyay Musharixiinta u tartameysa sida uu sheegay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle. ...
Read MoreCategory Archives: News
Magaalada Balaldweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ahna deegaan doorashada labaad ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashadinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa ku wareejiyey Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal document-yada 45-ta Xildhibaan ee laga soo doortay Dowlad Gobleedka Galmudug, kuwaas oo oo kala ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashadinka Goballada Waqooyi SEIT Soomaaliland ayaa Xubna ka socdey Guddiga hirgalinta dooorashooyinka Heer Fedearal ku Wareejiyey Galka Faylasha 57- Xildhibaan oo ka kooban Xildhibaanada labada Aqal ee lagu ...
Read More
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Jubbaland ayaa 15kii Maarso 2022 muddo labo todobaad ah oo maanta ku siman u qabtay in lagu soo gabagabeeyo doorashada 16ka kursi ...
Read More
Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacday Doorashada Kursiga Tirsigiisu yahay HOP#058 oo ay ku loolameen 7 musharax oo ay kamid yihiin Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ...
Read More
Guddiga hirgalinta doorashooyika heer dowlad gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta kursiga tirsigiisu yahay HOP#058 kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Baladweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad ...
Read More
Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee ( SEIT) Puntland ayaa maanta Guddiga Doorashooyinka ee heer Federal ee (FEIT) Ku wareejiyay xogta iyo Warqadaha Foamamka doorashadii ka dhacday Puntland ee ...
Read More
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Xildhibaannimo gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee ku matali doona Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed. Dowlad Gobaleedka ...
Read More
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa shahaadada Musharaxnimo Guddoonsiiyay Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta tirsigoodu yahay HOP#011 iyo HOP#063, kuwaas oo lagu wado in doorashadoodu ay ka dhacdo ...
Read More