Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay kalsooni ku qabto inay lasoo saxiixan doonaan weeraryahanka Chelsea Eden Hazard.
28 jirkaan ayaa lixdii sano iyo bar ku qaatay Stamford Bridge, lakiin ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaan loo badinayaa in uu ku biirayo Real Madrid.
Laacibkan qandaraaskiisa Chelsea kaliya waxaa ka harsan 18 bilood oo kale waana suuqagal in uu ka hayaamo kooxda dabayaaqada xagaagan.
Wargeyska The Miror ayaa ku waramaya in Real Madrid ay markale Hazard ka gudbisay dalab cusub oo gaaraya 100-milyan oo ay ku doonayaan saxiixa Weeraryahanka Chelsea.
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…
Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…