Taliska Ciidan Ciidan Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku soo bandhigay dhalinyaro loo heysto dalka nin ganacse ah oo habeeno ka hor laga dilay Boosaaso.
Taliyaha Ciidanka Puntland Generaal Muxadiin Axmed Muuse oo warbaahinta u soo bandhigay dhalinyaraan ayaa sheegay in dhalinyaraan gacanta lagu soo dhigay isla habeenkii uu dilku dhacay ka dib markii ciidamadu sameeyeen baaritaano xoogan .
Taliya ayaa sidoo kale soo bandhigay hub uu sheegay in ay ku hubeysnaayeen dhalinyaraan laga soo qabtay loona heysto dilka Ganacsadaha.
Ka dib dilkii Maareeyihii shirkada Dpworld ee lagu dilay Boosaaso waxaa ka socday howlgalo lagu xaqiijinaayo Amaanka deegaanada Puntland gaarahaan gobolka Bari.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…