Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho si ay ugu hadlayaan mid kamid ah Ajendayaasha Horyaalla.
Xildhibaanada ayaa loo diray fariin balameedka kulanka maanta oo ay ku xusan tahay Ajandeha Fadhiga oo ah aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka dhismaha Hay’adda dadka naafada ah.
Golaha ayaa laga hor aqrin doonaa Hindise sharciyeedkaan, waxaana fadhiyada kale la filayaa in ay ka doodaan si ugu dambeyn ay cod ugu qaadaan.
Golaha Shacabka ayaa u muuqda in uu dar-dar gelinayo Ajendayaal horyaalla, waxaana fadhiyadii lasoo dhaafay la horgeeyay Ajendayaal dhowr ah oo ay kamid yihiin Xisaabxirka Miisayadii Dowladda 2017-kii iyo Xeer Hooseedka ay ku shaqeeyaan.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…