Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Matteo Kovacic oo doonaya inuu sii joogo Chelsea.

Xidiga kooxda Chelsea Matteo Kovacic ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu  si joogo kooxdiisa xagaagan.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Croatia ayaa 34 kulan u saftay Blues xilli ciyaareedkan, waxaana uu ciyaaray dhamaan seddex ka mid ah kulamada Premier League ee xilli ciyaareedkaan.

Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Kovacic uu si cad u sheegay in uu wali doonayo kasii ciyaarista kooxda Chelsea.

Kovacic ayaa Chelsea kaga soo biiray Real Madrid  xilli ciyaareedkii 2018-19, kadib markii uu ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo Bernabeu.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

8 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

10 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

11 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

15 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

18 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

18 hours ago