Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Arsene Wenger oo ka hadlay iibintii Aaron Ramsey.

\Tababarihii hore ee Arsenal Arsene Wenger ayaa si kulul uga hadlay iibintii Ramsey laga iibiyay Juventus.

Dhawaan ayeey aheyd markii uu Ramsey si rasmi ah ugu biiray kooxda Juventus uu mudo ku raad joogtay saxiixa laacibka.

Arintaas waxaa markii ugu horeysa ka hadlay Tababarihii hore ee Arsenal Arsena Winger oo wareysi gaar ah siiyay Majalada France Fottball isagoo arinta Ramsey ka hadlaya waxaa uu yiri”

“Wuxuu ahaa go’aan adag oo layaab leh in Arsenal uu ka tago Ramey xaqiiqdii wuxuu ahaa mid ka mid ah ragii garabkeyga taagnaa waageyga Arsenal balse waxaan dhihikara xidiga in uu boxo marabin ee waa lagu qasbay waayo aad buu u jeclaa kooxda iyo maamulka” ayuu yiri Winger oo ka hadlayay iibintii Ramsey.

Ramsey ayaa haatan ku jira xilli ciyaareedkiisii ​​11aad ee ugu dambeeyay Emirates Stadium, intii lagu jiray xilligaas wuxuu kooxda u saftay in ka badan 350 kulan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

2 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

4 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

5 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

6 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

6 hours ago

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

20 hours ago