Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta soo saartay wareegto si rasmi ah loogu magacaabay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.
War-saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu sheegay in dhismaha guddigan inay tahay maamulidda habsami-u-socodka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, si loo xaqiijiyo hufnaan, daah-furnaand iyo in geedi-socodku u dhaco si waafaqsan sharciga.
Mustaqbal
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…