Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee Isku sidkanayd taas oo ka qabsoomtay deegaannada Maamul Galmudug sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.
Guddiga Doorashooyinka oo ku mashquulsanaa saacadihii u dambeeyay tirinta codadkii la dhiibtay ayaa maanta shaacinaya natiijadaas iyada oo ay sugayaan ururradii Siyaasadda ee ka qaybgalay Doorashadaas si ay u helaan natiijada ay sugayaan.
Doorashada Dadweyne ee Galmudug ka dhacday waa tii afaraad oo guddigaan uu qabtay, markii ugu horreysay waxa uu dhammaadkii 2025 doorasho ka hirgeliyay Gobolka Banaadir, halka sannadkaan uu doorasho sidaan oo kale ugu qabtay Koofur Galbeed.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…