Jen. Tareedisho oo xilka taliyaha Q.22aad ku wareejiyay Korneyl Baakaay

Taliya qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dalka ayaa xilka taliyaha qeybta 22aad ky wareejiyay taliyaha dhawaan loo magacaabay ee lagu magacaabo Korneyl Baakaay.

Taliyaha cusub ee 27aad Axmed Maxamed Tareedishi ayaa xilka qeybta 2aad ku wareejiyay Korneyl Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay).

Xil wareejinta ayaa maanta ka dhacday degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,waxaana si rasmi ah ula wareegay Korneyl Baakay.

Dhawaan ayaa Taliyaha Ciidanka xoogga dalka isbeddel ku sameeyay qaar ka mid ah Talisyada Ciidanka xoogga dalka ee Hirshabeelle.

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

4 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

8 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

8 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

9 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

9 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

10 hours ago