Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Cesc Fabregas oo ku dhaw in uu ku biro Kooxdan.

Qabiirka qadka dhexe kooxda Chelsea iyo xulka Spain Cesc Fabregas ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhawyahay ku biirista kooxda AS Monaco.

Wargeyska kasoo baxa dalka France ee France Foottball ayaa ku waramaya in Monaco ay ku dhawdahay qadashada kubad sameeyaha Chelsea.

Fabregaas ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doonayo suuqa waxaana uu diirada u saarnaa kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Inter Milan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

5 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

9 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

9 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

10 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

11 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

11 hours ago