ARAGTIDA DADWAYNAHA

Dhacdo Imtixaan oo yaab leh!

Sida caadiga ah  marka lagu jiro Imtixaanka waa la is caawiyaa, ardaygii aan sida yeelinna waxa lo yaqaan doqon ama xaasid.

Nin Carab ah ayaa waxbarasho u tegey Mareykanka, waxa uu saaxiibb dhow la ahaa arday Mareykan ah oo ay fasalka iyo gaarigaba is dhinac fariisan jireen, waxa la gaaray waqtigii Imtixaanka, wuxu yiri: “Waan is dhinac fadhinay, halkaas imtixaanka lama illaaliyo, waxa aan arkay su’aal uu saaxiibkey ka booday oo ku adkaatay, waxan ku iri “Ma u baahantahay kaalmo”? wuxu yiri “maya! markii Imtixankii dhammaaday ayaa aniga oo la yaabban mar kale ku iri ,”Su’aashii ma xallisay”? Wuxu yiri maya, Waxan ku canaantay oo soo kuma dhihin aan ku caawiyo”? Wuxu iigu jawaabay, “Waxani waa qiimeyn lagu sameynaayo in aan wax fahmay iyo in kale, marka ma doonayo in an marin habaabiyo qiimeynta” cajiib!.

Wuxuu  yiri Carabkii maalmo ka dib waxa aan arkay Saaxiibkey oo iga fogaaday, xiriirkeeniina hoos u dhigay, markaan weydiiyey sababtana, wuxu igu yiri ” Hooyadey ayan la wadaagay arrintii imtixaanka, waxayna igu tiri “ka fogow Saaxiibkaas, waayo waa khaa’in beenlow ah!

Isha: MBC
Halkan kadaawo sheekada

Bal aan isgarab-dhigno caqliyaddaas iyo tan Ardadeenna! arrintaas natiijadeedu waxa ay ka muuqataa nolosha iyo horumarka cilmiga ee dadka sidaa u barbaariya ubadkooda.

Soomaaliyeynta: Dr Ayuub Xasan Cilmi

MM Staff

Recent Posts

Hoggaamiyaha Galmudug oo safarkiisii ugu horreeyay ku tagay Jowhar

Hoggaamiyaha Maamulka Galmudug oo khamiistii la caleemosaaray ayaa safarkiisii ugu horreeyay maanta uga baxay Dhuusamareeb…

7 hours ago

Suuriya oo Soomaaliya dib ugu soo celinaysa Xaasaska & Carruurta xubno katirsan Daacish

Dowladda Suuriya ayaa qaadaysa tallaab ay ku masaafurinayso Ajaanib isugu jirta Soomaali iyo Suudaanees kuwaas…

9 hours ago

Hoggaamiye ku xigeenka HirShabeelle oo Caleemosaarkiisa uga baaqday Khilaafka ka taagan Baladweyne

Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka HirShabeelle, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa baaqday caleemosaarka maamulkiisa maanta loogu samaynayo…

10 hours ago

MW Xasan Sheekh oo maanta Xarrig jaraya Garoonka Diyaaradaha Jowhar

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarrig jaraya Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada…

10 hours ago

Masar oo mar kale xaqiijisay taageerada midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Masar ayaa mar kale ku dhawaaqday inay si buuxda u taageersan tahay midnimada, madax-bannaanida iyo…

23 hours ago

Ciidamada Mareykanka oo isaga baxay saldhigga Baledoogle kaddib 14 sano

Ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga diyaaradaha ee Baledoogle, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha…

23 hours ago