Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan oo aan caadi aheeyn la leh Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yusuf Axmed Hagar (Dabageed) Waxaana uu ka soconayaa Xarunta Madaxtooyada ee Ku taala Magaalada Beledweyne.
Si Rasmi ah looma oga waxa aay labada Masuul ay kawada hadli haayaan Laakiin warar madaxbanaan ayaa sheegayo in looga hadlay Arimaha la xariiro sidee xal waara looga gaare lahaa Maaliyada Gobolka Hiiraan oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay muran uu ka taagna.
Ciidamada AMISOM oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa gaaray Xarunta Madaxtooda Hirshabeelle ee uu ku sugan yahay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare
lama oga waxaa sababay in Ciidamada AMISOM ay la wareegaan Amaanka Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…