Booliska China oo xiray Burcad Internetka ka dhacday $ 87 Milyan

Booliska Dalka China ayaa gacanta ku dhigay Koox Burcad dhinaca Internetka ah oo jabsaday lacag dhan $ 87Milyan oo Doollarka Mareykanka ah.

Booliska Gobolka Shaanxi, ee dalka Chinayaa xaqiijiyay in ay xireen saddex Qof oo burcad dhinaca Internetka ah,kuwaas oo uu hadda baaritaan ku socdo.

Lacagta laga xaday Internet ah ahaa ah midda loo yaqaan virtual currency,taas oo aan ahayn lacag rasmi ah hayeeshee Internetka wax looga kala iibsado.

Boolisku waxaa ay sheegeen in Raggan uu baaritaan ku socday saddexdii bil ee la soo dhaafay,waxaana soo qabashadooda qeyb ka qaatay sharikadaha Internetka ee Dalka China oo la socday dhaqdhaqaaqa Raggaas.

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

2 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

2 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

3 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

3 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

4 hours ago

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

21 hours ago